Skip to content

Latest commit

 

History

History
136 lines (92 loc) · 8.02 KB

README.so.md

File metadata and controls

136 lines (92 loc) · 8.02 KB

Qalinjabinta GitHub-2022

Turjumaadaha Laheli karo 🗣

ku Akhriso tilmaamaha luqadaada ama Kudarso Turjumaad!

2022-github-graduation-social-card-1

keydkan repository waxaa ow ka koobanyahay buuga sanadka ee Qalinjabinta Github 2022. Adigoo soo saaraya Pull request kaydkan repository, waxaad codsan kartaa in lagu daro Fasalka GitHub ee 2022.

7,500 ee ugu horeysa oo samaysa Pull request kuwaas oo loo aqbalay laguna daray keydka repository 27 May waxay heli doonaan:

  • kaadhka ganacsiga gaarka ah.
  • istiikaro / stickers
  • Fariinta Imaylka

Ogeysiis Gaarka 👀

Ogow macluumaadka aad ku darto kaydka repository uu qof walba heli doono.

  • Haddii aadan ku qanacsanayn bixinta magacaaga oo buuxa; Waxaad isticmaali kartaa naanays ama magac gaaban

Yaa codsan kara 📝

Waxaan ku martiqaadeynaa dhammaan ardayda ka qalinjabisay 2022 ee qorsheynaya inay qalin jabiyaan 2022 inay ku biiraan kooxda. Tan waxaa ka mid ah kooxaha tababarka, kooxaha code-ka, ardayda ka qalinjabisay dugsiga sare, masters graduates, doctoral graduate, iwm.

Shuruudaha codsiga -

  1. Waa inaad haysataa GitHub Student Developer Pack. Haddii aadan haysan xirmada, waxaad ka heli kartaa Halkan.
  2. Kahor kama aadan qayb qaadanin qalin-jabinta GitHubka.
  3. Waxaad qalin jabin doontaa sanadka 2022.

Sida loogu biiro Fasalka 2022

Waxaa jira laba istep oo lagu biiri karo:

  1. Buuxi Foomka dirida ⚠️ WAA IN LA SAMEEYAA
  2. Gudbi pull request macluumaadkaaga profile si aad ugu biirto Buuga Sannadka oo lagu iftiimiyo muujiyo qalin-jabinta.

1. Buuxi foomka shixnadda ama Dirida

Information submitted to the swag shipment form is only used to ship trading cards for graduation. Submitting the form does not guarantee you will receive anything in the mail. Only the first 7,500 graduates to merge their Pull Request to the GitHub Yearbook will receive a shipment.

Macluumaadka lagu soo gudbiyay Foomka shixnadda / Dirida waxaa kaliya loo isticmaalaa in lagu diro kaararka ganacsiga qalin-jabinta. Soo gudbinta foomka ma dammaanad qaadayso inaad wax walpo imaylka lagu so diray. 7500 ki ugu horeyso ee GitHub Yearbook samaysa Pull request waxay heli doonaan shixnad

2. Ku dar naftaada buug-sannadeedka 🏫

ku Beddel <YOUR-USERNAME> magacaga (username) githubka adiga oo iska hubiyey. Fadlan raac magaca isticmaale ee saxda ah ( xarfaha waaweyn iyo kuwa yaryar), iyo sidoo kale magaca gal iyo faylka. Tusaale ahaan, Haddii magacaagu yahay 'MonaTheOctocat', addoo isticmaalaya wax aan isaga ahayn sida monatheoctocat' ama monaTheoctocat` waxay keenaysaa Marka aa samaynayso Pull request , hubi inaad isticmaalayso mid la mid ah magacaaga.

Marka Hore, Abuur folder _data/YOUR-USERNAME/

Nuqul ka samee kaydkan adigoo samaynaayo Fork, ku abuur folder cusub _data folder, nuqulka waa in ow noqdaa sidan tusaale _data/<YOUR-USERNAME>/

_data/MonaTheOctocat/

Marka labaad, ku dar macluumaadka profileka

ku Abuur file folderka adigoo raacaayo habkan <YOUR-USERNAME>.md.

_data/MonaTheOctocat/MonaTheOctocat.md

Ku koobbi garey tan faylka, ka saar macluumaadka aan loobaahneen oo ku dar macluumaadkaaga. adigoo raacaayo habkan:

---
maga: Magacaaga oo dhamaystiran-ama-naanaystaada # aan ka badnayn 28 xaraf
Machadka: Machadka-Magacisa 🚩 # aan ka badnayn 58 xaraf
quote: YOUR-SENIOR-QUOTE # aan ka badnayn 100 xaraf, iska ilaali isticmaalka xigashooyin(") si loo dammaanad qaado qaabku sidiisi ahaan ahaan lahaa.
github_user: usernameka aa Githubka kuledahay
---

Fadlan ha isticmaalin xarfaha gaarka ah sida calamdahan @ iwm.

Saddexaad, gudbi Pull Request

Si aad u dammaanad qaaddo soo gudbintaadu sax tahay. Kooxda Waxbarashada GitHub ayaa dib u eegi doonta codsigaga, ansixin doona oo isku dari doona soo gudbintaada haddii wax waliba sax yihiin. Haddii kale, waxaa lagugu soo wargelin doonaa isbeddellada lagu codsado qaybta faallooyinka codsiga jiidida.

Maku dhibqabtaa samaynta Gudbinta Pull Request? Waydiiso Cawimaad GitHub Community!

Sheekooyinka qalin-jabinta 2022 👩‍🏫👨‍🏫 (ikhtiyaar)

Ma waxaad raadinaysaa habab badan oo aad kaga qayb qaadan karto Github Graduation iyo suurtagalnimada in lagu soo bandhigo akoonkeena baraha bulshada?

Waxaan rabnaa inaan maqalno waxyaabaha yaabka leh ee aad ku guuleysatey sannad dugsiyeedkaadi iyo sida GitHub ay kaaga caawisay inaad gaarto yoolalkaaga. Qaado daqiiqad si aad u duubto muuqaal ama u qor fariin oo nala wadaag sheekadaada annaga, macalimiintaada, iyo ardayda aad isku fasalka tihiin.

Sida looga qayb qaato

Waxaan rajaynaynaa inaan maqalno waxaad tidhaahdo, waanan ku mahad naqaynaa inaad qayb ka tahay Community geena 💖 Xusuusnow: waxaad haysataa ilaa 30 May inaad soo gudbiso sheekadaada!

Qoraal ku saabsan hadiyadaha 🛍

The first 7,500 successfully merged PRs will receive a custom holographic developer trading card with their GitHub status in the mail.

7,500-kii ugu horreeyay ee si guul leh isugu daray Pull request waxay heli doonaan kaadhka ganacsi ee holographic developer oo ay waliba lasocoto 'Github Status' dhanka imaylka .

Maxay tani ka dhigan tahay? Waxaan u isticmaali doonaa macluumaadka astaanta guud ee GitHub si aan u abuurno kaadhka ganacsiga. Si aad u hubiso in kaadhkaaga ganacsi uu si fiican kuugu milicsanayo, fadlan iska hubi inaad cusboonaysiiso sawirka profile kaaga GitHub iyo bio iyo waxa aad rabto in ow kaarka ka soo muuqado.

Maalinta Qalin-jabinta 🎓

Ha ilaawin in aad naga daawato baahinta tooska ah!

Sualaha ku saabsan GitHub Graduation? Na waydii GitHub Community Discussions.